koox-amayno
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-xo ..., m.l)
Macnaha:
- (kiim.) Iskudhis leh kooxda - NH -halkaas oo atamka naytarojiin aanu ku dheggeneyn kooxo kaarbonayt ama atamyo kale oo haydarojiin ah. Ururku waa kooxda amayno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

