koox-kaarbogsayl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xo ..., m.l)

Macnaha:

  1. (kiim.) Kooxda orgaanikada ee - COOH, taas oo laga helo kaarbogsilik asiidhada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur