kornayl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Derajo askareed ah gaashaanledhexe ama gaashaanle-sare.