korniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld korniimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

korniimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Kobaca iyo weynaanta ay nafley marto. ld korniin, korriimo, kor-riin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur