korolla ilaacayaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.dh)

Macnaha:

  1. (bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan-yahay faxal sidaha iyo aarballada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur