koromatiin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Walaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooban tahay borotiinno (gaar ahaan histoono), DNA iyo waxoogaa yar oo RNA ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

