koromosoom-jinsi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-myo ..., m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Korokosoomyada xukuma xaya-waanka dhalanayaa lab iyo dheddig midka uu noqonayo. Waxay ku leeyihiin bu'da hal sinji lammaane koromosoomo oo isku kaan ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

