korsaarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg korsaaran. ld kor-saarnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

korsaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax, wax kale dushiisa yaalla ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur