kortag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Aadidda la aado meel xoogaa durugsan si loogu kaadsho ama saxaroodo. ld kortegid.
  2. 1. Kaadi ama saxaro meel durugsan u aadid. 2. Ka k.: dad meel joogey oo aan ku ogeyn si kedis ah ugu tegid.

kortegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kortag².