kotaanjant

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Fansaar tirigonoo-meeteri ee xagal, kaas oo la mid ah ro-gaalka tanjankiisa.