kowk

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Adke aan cufnayn oo burbura midabkiisuna yahay boor oo ay ku jiraan ilaa 80% kaarboon ahi. Waa hadhaaga la helo marka la samaynayo neefta dhagax-dhuxuleedka. Waxa kale oo laga diyaariyaa dhagax-dhuxuleedka oo lagu shido heerkul hoose.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur