kowrixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kowrax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kowrax

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-xay, -xday)

Macnaha:

  1. Hilib iwm oo inuu suyaco looga baqayo dabayl u dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur