kubaddawaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Mid ka mid ah afarta caloolood ee raamsatada oo leh laallaabyo ay ku shiiddo cuntada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur