kubadhagaxow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kolka calooshu qallasho oo saxarada imaatinkeedu yaraado ama dhib noqdo.
  2. Kubadhagaxow ku dhicid.