kubbayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kubbee. ld kubbays.

kubbee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. Wax diirran meel dhiig fadhiistay saarsaarid.

kubbays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kubbayn.