kudmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Saarashada dibi ama faras saarto, sac deggan ama geenyo beydalan. 2. ld kudid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kud². ld kudmo (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur