kufriyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kufri². ld kufrin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kufriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kaafir.(dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kufrinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kufriyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0