kul-dhibib
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Xaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas oo keenta kulka jirka oo kor u kaca,dhidid la'aan iyo miyir beel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

