kulaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kulaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kulaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta laysaga bi'iyo.
  2. Dab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur