kulanno-cidhifeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Bar ku taalla sallax loona muujin karo kulanno ahaan (r, theta)), taas oo theta ay tahay xagasha u dhexeysa dhidibka togan ee x iyo fallaadha ka bilaabanta unugga kuna dhammaata barta, r - na waa dhererka fallaadha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur