kuldhac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Hoos u dhac kulka jirka oo ka hoos mara cabbirka caadiga ah ayna jirinna falalka difaaca jirka sida - qarqaryada. Badanaa waxay ku dhacdaa caruurta iyo waayeelka haddii ay ku noolyihiin guryo aan la kululeyn ayna haysan dhar huwasho oo ku filan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

