kulqaad-gaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Summad: c. Kulqaadka halkii halbeeg ee cuf ah, oo ah xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu sare u qaado heerkulka hal halbeeg oo cufka walax hal digrii kelfin (IK). Kulqaadka gaarka ee walax waxa lagu cabbiraa Juul/Kg K.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur