kurtin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kurtun.

kurtun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ummo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qori ama jirrid geed oo gaaban oo dhulka ku aasan oo afkiisu soo taaganyahay. 2. Laan la gooyey oo intii hartay ay geedka ka soo taagantahay. ld kurtin.