kuryoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Qaab sida kan kubbadda u wareegsan, u kankoonsan. 2. Huryo. 3. Madaxa inta luqunta ka sarreysa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
huryoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.)Macnaha:1. Dawacada keeda dheddigga ah. 2. Shimbir yar oo ganfuur cas oo geela garbaha ka cunta; jirri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00