kuududshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur dadka iyo duunyadaba ku dhaca oo addimadu soo laabmaan, dhaqdhaqaaqana u diida. ld kuududiye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kuududiye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kuududshe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur