kuugQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-gag, m.l) Qof cuntada si wanaagsan u karin yaqaana; kooke. 2. K. ah: nooc tusbaxyada ka mid ah qurux badan oo aan qayirmin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kookeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)Macnaha:Qof cunto kariska si fiican u yaqaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0