kuulanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Macnaha:1. Qof wax indhakuul marsadey ahaansho. 2. Indhaha agagaarkooda madow ku leh ahaansho (sac iwm).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0