kuulasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kuulo. ld kuulad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kuulo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-uushay, -uulatay)

Macnaha:

  1. Indhakuul marsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kuulad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kuulasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur