kuuli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. K. ah: shaqaalaha dhisme ka shaqeeya oo an farsamayaqaan ahayn. 2. (u) Dad shaqaale ah.