kuumi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Lacag sarrif ah oo qiimaheed yahay toban senti. ld kumi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kumi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kuumi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur