kuwaartsayd

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Dhadhaabo aad u kakan oo ka kooban kuwaarts (badan 90% ma ka) waxayna ka samaysantaa dhagax bataax; kuwaartsaydku daldaloolo ma laha sida dhagax bataax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur