laabla'aanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laabla'. ld laabla'aansho.Lamidka: laabla', laabla'aanshoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
laabla'Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-'aa, -'ayd)Macnaha:Qof aan xusuus lahayn ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
laabla'aanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld laabla'aan.Lamidka: laabla'aanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00