laablaabashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laablaabo. ld laablaabad, laallaabad, laallaabasho.Lamidka: laablaabo, laablaabad, laallaabad, laallaabashoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laablaaboQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-btay, -batay)Macnaha:1. Wax isku dubbaridasho. 2. Wax xeeladayn. 3. Wax ka warwareegid. ld laallaabo.Lamidka: laallaaboSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laablaabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laablaabasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laallaabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laablaabasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laallaabashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld laablaabasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0