laabqoyanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laabqoyan². ld laabqoyanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laabqoyanQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Qoray iwm oo aan si fiican u engegin ee lidda ka qoyan.Qori iwm wax aan si fiican u engegin ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laabqoyanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld laabqoyanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0