laabtaxawQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(c.nafl.) Carjaw yar oo ka lulata lafta sakaarka dhankeeda hoose. ld laabxuunsho, labxo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laabxuunshoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld laabtaxaw.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
labxoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld laabtaxaw.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0