laafyood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg laafyoo.

laafyoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Iyadoo la iswaydaarinayo gacmaha marka la soconayo horay iyo gadaal u ridid.