laagfaaf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-fyo, m.dh)
Macnaha:
- (juqr.) Farac ka baxa oo ka taga webiga intiisa mudan oo aan mar dambe ku soo noqon oo biyaha uu sido ku dara badda ama haro. Waxaa lagu isticmaalaa keliyada badan ee webiga afkiisa ee loo yaqaan delta ama marawaxad suubaaneed.

