laaktays
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Insaym uu soo dhiijiyo mindhicirka yari, kaas oo kalkaaliya falgalka biyood ee maltows uu isugu beddelayo laba molikiyuul oo gulukows ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

