laalacshoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laalacshoomid, laalacshow¹.ld laalacshow².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laalacshoomidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laalacshoon². ld laalacshoon¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laalacshowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiyo (ciyaar jimicsi ku dhisan). ld laalacshoobid, laalacshoon¹.Ciyaar jimicsi ku dhisan, meel sare inta gacmaha lagu qabsado iska soo laalaadin. ld laalacshoon².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0