laalmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laalan¹.▲0▼La wadaagGal si aad qeexitaan ugu darto ama ugu codeyso
laalanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Macnaha:Wax meel kore saaran noqosho.▲0▼1. Wax meel sare la saaray ahaansho. 2. Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho. 3. Sharci wax la baaba'shey ahaansho.▲0▼