laaluushnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laaluushan. ld laaluushnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laaluushanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-shnaa, -shnayd)Macnaha:Wax laaluush qaatay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laaluushnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld laaluushnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0