laamaddood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg laamaddoo.

laamaddoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Lulmo darteed in yar indho isku qabasho.