laamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laami².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laami

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Gufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu sameeyo waddooyinka.
  2. Badar karsamaya walaaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur