laandhicin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laandhici. ld laandhicis.

laandhici

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ugaar dabin loo dhigayo geed qoyan u dhigid.

laandhicis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laandhicin.