laangooyo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. ld laangooyn. Goynta xilli abaar ah xoolo loo gooyo geedaha magoolay laamahooda. 2. Jaridda meel jiq ah laame laga jaro si loo maro. 3. Astaan lagu muujiyo jaho la aaday.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: