laasimasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laasimo.

laasimo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-intay, -imatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax caadaysasho. 2. Meel ku raagid.