laasin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-immo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag. 2. Raatibka tusbaxa.

- ld laasim².