laba'aabbur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3. ld laba'aabburid.
- 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

