laba-danab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bo, m.dh)

Macnaha:

  1. (fiis.) Ma-gudbiyaha dhextaalka u ah madhxiyaha, ee marka badad danab la dhex dhigo, dhaliya barabaxa danabka ee aan oggolaanin qulqulka danabka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur