laba-qotinleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Qalab danab oo leh laba qotin, loona isticmaalo badanaaba qumiye danab.